Midowga Afrika oo taageero u muujiyey Xassan Shiikh, labo arrina ku amaanay Farmaajo

Gudoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Moussa Faki Mahamat, ayaa u hambalyeeyay Xasan Sheekh Maxamuud oo loo doortay madaxweynaha cusub ee Somalia. Guddoomiyuhu ayaa ku amaanay madaxweynaha xilka ka dagaya Maxamed C/llaahi Farmaajo shaqadi wanaagsaneyd ee uu qabtay mudadii uu xafiiska joogay iyo sida uu u aqbalay natiijada doorashada. Wuxuu si gaar ah u ammaanay dhammaan dadka … Continue reading Midowga Afrika oo taageero u muujiyey Xassan Shiikh, labo arrina ku amaanay Farmaajo